Qiimaha Kalluunka ee Suuqyada Magaalada Muqdisho oo Hoos u Dhacay

kalluunka muqdishoWaxaa aad hoos ugu dhacay qiimaha kalluunka la kala siisto suuqyada magaalada Muqdisho sida ay sheegeen ganacsatada kalluunka, waxayna tani ku tilmaameen in ay ugu wacantahay dabeylihii badda oo joogsaday iyo jawi kuleel oo jira kaasi oo kalifaya in kalluunka uu banaanka usoo boxo.

Siciid oo ka mid ah ganacsatada ayaa sheegey in kiilihii kalluunka la kala siisanayo illaa 60 kun oo shillinka Soomaaliga ah iyo waliba ka hoose.

Qiimaha kalluunka ayaa aad qaali u ahaa dhawaanahan, taasi oo ay ka cabanayeen dadka danyarta ah.

 

 

Dhageyso

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW