U bood dhigaalka

Qodobo Ajendaha Ah Oo Si Horu-dhac Ah Loogu Heshiiyay

Sheeko:Amniga

Illa iyo Afar qodob oo Ajendaha Shiraka Afisyooni ayaa la sheegaya in si horu dhac ah is afgarad uga gaareen madaxda dowladda federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka

GoobJoog News ayaa ogaatay in guddiyo la saaray maalmihii lasoo dhaafay ay is afgara iyo xal ka gaareen illa iyo Afar qodob oo ka mid ah ajendaha shirka Teendhada waxaana ka mid ah

1: Arrinta Somaliland:  in guddoomiye Cabdi xaashi iyo mas’uuliyiinta gobalada waqooyi ay go’aan ka soo gaaraan arrinta Somaliland loona madax banaaneeyo .

2: Guddiyada Doorashada :  Ra’iisul wasaare Rooble ayaa balan qaaday in uu kala diro guddiyada doorashada ee lagu muran san yahay , isla markaan uu magacaabo guddi cusub oo lagu kalsoon yahay .

3: Gedo: waxaa muuqato in uu jiro tanaasul, ama  maamulka Jubbaland lagu wareejiyo ama ay ku baxdo haddii deegaan doorashada laga dhigo hal magaalo maamul gobaleed kasta

4: Arrinta kale ee si horu dhac ah xal loogu gaaray waxaa ka mid ah in Amniga doorashada ay la wareegaan Booliiska labada heer ee Federaalka iyo AMISOM .

 

Wixii ku soo kordha wararka doorashada kala soco GoobJoog News