Muuqaal:-Qoor Iyo Deni Oo Ku Kulmay Gaalkacyo Maxay Kawada Hadleen?

Madaxweynayaasha Puntland Iyo Galmudug Siciid Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka qeyb-galay Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee ka dhacay Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo.
Aqriso Nuxurka Kulanka Madaxda Puntland Iyo Galmudug
Halkan Ka Daawo Kulanka Gaalkacyo Ku Qabsoomay Ee Madaxda Puntland Iyo Galmudug