U bood dhigaalka

Qoor Qoor Oo Muqdisho Soo Gaaray

Sheeko:Amniga
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday kadib markii uu safar muddo ugu maqnaa dalka Turkiga .
Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay xubna ka tirsan mas’uuliyiinta dowladda iyo golaha wasiirada Galmudug.
Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa la filaya in uu maalmaha soo socdo uu magaalada muqdisho kaga qeyb galo shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka  dalka .
Sawirada Soo Dhaweeynta Madaxweynaha Galmudug