Qoorqoor oo Qabanaya Shir uu Ku Guuldareystay Farmaajo Labo Sano

Madaxweynaha GalmudugĀ  Axmed Kaariye Qoorqoor oo haatan xafiiska jooga wax kayar 5 bilood ayaa maanta qabanaya shir ay ka soo qeyb galayaan dhammaan madaxda dowlad goboleedyada, iyada oo looga arrinsanayo geedi-u-socodka Soomaaliya oo dhinacyo badan leh. Shirkan ka furmi-doona xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa lagu wadaa in ay isugu yimaadaan madaxweyeyaasha dowlad goboleedka Jubbalad Axmed … Continue reading Qoorqoor oo Qabanaya Shir uu Ku Guuldareystay Farmaajo Labo Sano