U bood dhigaalka

Qubrajoogta Finland Oo si weyn U Xusay Munaasabadda 1-da Luulyo

Sheeko:War

Meelo kala duwan oo Soomaaliya iyo dalka dibeddiisa ayaa laga xusay maalinta xorriyadda Soomaaliya ee 1-da Julay,magaalada turkoo ee dalka Finland ayaa qubrajoogta  ku nool waxa ay ka dhigeyn munaasada lagu waynaynayay xuska kowda luuliya.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Dabaal Xoriyada Iyo Qurbajoogta Finaland