U bood dhigaalka

Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Madaxweynaha Galmudug Oo Hadda Gaaray Hoolka Shirka

Sheeko:Dalka

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Guuleed ayaa hadda gudaha u galay hoolka shirka ka dhacayo ee magaalada Gaalkacyo.

Qabanqaabadii u dambeysay ee shirka uu ku furmi lahaa ayaa ka socota magaalada Gaalkacyo.

RW Sharmaarke iyo Madaxweyne Guuleed ayaa goobta shirka waxaa uga soo horreeyay madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas iyo masuuliyiin kale.

Wixii dheeraad ah dib kala soco

Goobjoog News