U bood dhigaalka

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ku Dhawaaqay Wasiiradiisa

Sheeko:Dalka

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow waxa uu ku dhawaaqay golahiisa wasiirada oo ka kooban 1 Ra’iisul wasaare ku xigeenk 26 wasiir, iyo 26 wasiir ku xigeen.

Xubnaha wasiiradan waxaa ku jira rag horey wasiiro uga soo noqday xukuumadihii dalka soo maray, siyaasiyiin caan iyo sidoo kale xubno kale oo aad loo yaqaano.

Goor dhow la soco magayacda wasiirada iyo wasaaradaha loo kala dhiibay.

Goobjoog News