U bood dhigaalka

Ra’iisulwasaare Rooble oo Kala Diray Guddiyadii Doorashooyinka

Sheeko:Amniga

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala diray Guddiyaddii doorashada dadban , isagoo uga mahadcelyay sidii wanaagsanayd ee ay u gudteen Waajibaadkoodii, ku aadanaa sidii ay kusoo qabteen doorashooyinka laga soo bilaabo xildhibaannasa golaha shacabka guddoonka labada aqal iyo middii madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya oo 15-ka May ka dhacay magaaladda caasimadda Muqdisho.

No photo description available.