U bood dhigaalka

Ra’iisulwasaare Xamse oo Magacaabay Maareeye Ku-xigeenka Dekadda Muqdisho

Sheeko:Amniga

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Dr. Cali Xaaji Maxamed Waxaa uu si kumeel-gaar ah ugu magacaabay Maareeye ku-xigeenka Dekadda Magaalada Muqdisho, sida lagu shaaciyay warqad qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xamse Cabdi.

Goobjoog News