Ra’iisulwasaarihi Hore Ee Soomaaliya oo Geeriyooday

Allah unaxariistee waxaa goordhow magalada Istanbuul ee dalka Turkiga ku geeriyooday Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax.

Allah unaxariistee marxuumka ayaa maalmihii dambe ku xanuunsanaa isbitaal  yaalla ku dalkaasi, isaga oo ugu dambeyn maanta halkaas  ku geeriyooday.

Allah unaxariistee Xasan Abshir Faarax ayaa noqday ra’iisulwasaaraha dowladda  Soomaaliya intii u dhaxaysay sanadkii  April  2001 ilaa 2003-dii, oo uu madaxweyne dalka ka ahaa Cabduqaadis Salaad Xasan,

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW