Ra’isul wasaare Rooble oo Xilka La Wareegay

Waxaa goordhow xilka ra’isul wasaaraha la wareegay ra’isul wasaare Maxamed Rooble kadib xaflad ay qabteen guddiga qabanqaabada xilwareejinta.

Ra’isul wasaare Rooble ayaa xilka kala wareegay ku-simaha ra’isul wasaaraha Mahdi Guuleed iyada oo ay goobta joogaan dhammaan wasiirrada.

Xafladda xilwareejinta ayaa dhaceysa iyada oo codsi xilwareejin ah laga diiday ra’isul wasaarihii hor Xasan Cali Kheyre.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW