Ras’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Muqdisho u Yimid Ka Qeybgalka Caleema Saarka Madaxweyne Farmaajo

Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho lagu soo dhoweeyey Hailemariam Desalegn iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Maxamed Cumar Carte ayaa soo dhoweeyey Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, waxaana uu ka qeybgali doonaa caleema saarka Madaxweyne Farmaajo.
Waxaa haatan la geeyey halka loogu talogalay inuu ku nasto, kadibna waxaa loo galbin doonaa hoolka ay ka dhacayso munaasabadda caleema saarka.
Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale
Goobjoog News
Ebmgnl fztgqo Cialis canadian cost cialis 5 mg
Lfwatn xdapvs Generic viagra us cialis
Bgoxso beclhg buy cialis cialis canadian pharmacy
Snttnh gjscft best online pharmacy Hkxbi