U bood dhigaalka

Robot-yada Oo Duuliyeyaal Isku Badali Doono, Diyaarado Kaxeyn doona

Waxaa hadda la hormariyay Robot caawiya duuliyeyaasha xilga ay diyaaradda wadaan

Waxaa looga faa’idesanayaa haddii duuliyaha ay dhibaato soo gaarto

Inta uu dhulka joogo ayaa la brograaminayaa

Waxaa uu la shaqeynayaa duuliyaha diyaaradda

Dadka arrimaha Robot-ka wax ka qora, waxaa ay leeyihiin, waxaa laga yaabaa in mustaqbalka la arko diyaarado ay ka kaxeynayaa Robot.

Dalal badan oo Asia ah, waxaa la sheegayaa in shaqaalo badan la ceyriyay markii la arkay in Robor-ta uu ka shaqo iyo howlkar badan yahay,

Robot-ka waxaa uu ka shaqeyaa Mall-alka, Dukaamada, Isbitaallada iyo goobo badan, hadda waxaa la sheegayaa in uu duuliye noqon doono…..Aadana khatar ayaa ku soo socota, wax walbo oo aad qaban jirtay marka ay bir qabato, side arrinkaas wax looga qaban karaa?

Ka fakir marka aad dukaan tagto oo bir ku soo adeegto badalkii aadanaha, ama aad Isbitaal tagto oo shaqadii kalkaalisadii uu Mashiin qabto….Maxaa haray?