U bood dhigaalka

Roob ay ku diirsadeyn dadka iyo duunyada oo ka da’ay deegaano ka tirsan gobalka Gedo

Sheeko:Dalka

Degmada Luuq ee gobalka Gedo iyo deegaano hoostaga degmadaasi ayaa lagu soo waramayaa in ay ka da’een roob ay ku diirsadeyn dadka iyo duunyada halkaasi ku nool.

Deeganada roobka uu ka da’ay ayaa lagu soo waramayaa inay ka mid ahaayeen meelihii ugu darnaa ee abaarta ka jirtay, waxaana u riyaaqay.

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa u sheegay Goobjoog Fm in ay aad uga faa’ideysteen roobkii da’ay dadka shacabka ahaa ee mudada badan oomanaa.

Halkaan ka dhageyo warkaan oo maqal ah.