U bood dhigaalka

Rooble oo Berri u Baxaya London

Sheeko:Amniga

Wararka ayaa sheegaya in ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble uu saacadaha soo socda kusiijeedo caasimadda Ingiriiska ee London.

Wararka ayaa sheegaya inuu ka qeybgalayo shir looga hadlayo arrimaha waxbarashada oo ay tagi doonaan madax badan oo caalamka.

Wixii ka soo baxa kala soco Goobjoog