U bood dhigaalka

Rooble Oo Farmaajo Ku Eedeyay In Uu Hor Istaagayo Cadaalad U Helidda Ikraan Tahliil

Sheeko:Amniga

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa war saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku soo dhaweyay Aqbalaadda Farmaajo ee xilka qaadista Fahad Yaasiin.

Rooble ayaa sidoo kale Taliyaha Cusub ee Kumeel gaarka ah NISA Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ugu baaqay in uu si degdeg ah u guda galo howlahiisa shaqo.

Ra’iisul wasaara ayaa wareegtada ka soo baxday xafiiskiisa waxaa sidoo kale lagu sheegay in Wareegtooyinka Farmaajo ay yihiin kuwa lagu carqaladeynayo Baarista Kiiska Ikraan Tahliil.

Hoos Ka Akhriso Warka Ka Soo Baxay Xafiisk Ra’iisul Wasaaraha XFS.