U bood dhigaalka

Rooble Oo Guddi U Saaray Baaritaanka Askartii Loo Qaaday Eritrea

Sheeko:Amniga

Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi soo baara  u magacabay waalidiinta sheegay in carrurtooda ay ka qeyb galeen dagaalkii ka dhacay dalka Itoobiya.

Guddiga uu magcabay Rooble oo ka kooban shan xubnood ayaa soo baraya cabsahda waalidiinta xilli dhowr-jeer ay dowladda iska indha tirtay .

Hoos Ka akhriso magacyada guddiga