U bood dhigaalka

Rooble Oo Guddiga FEIT Kala Hadlay Howlaha Doorashooyinka

Sheeko:Amniga

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay xubnaha guddiga doorashooyinka Heer federaal.

Rooble ayaa warbixin ku aaddan halka ay marayaan howlaha doorashada ka dhageystay xubnaha guddiga doorashooyinka Heer Federaal.

Guddiga ayaa sidoo kale ra’iisul wasaaraha kula dardarmaay sidii loo dar dargelin lahaa howlaha doorashada, iyadoo lagu wado in todobaadka soo socda la guda galo doorashooyinka Aqalka sare ee Xubnaha Somaliland.

Goobjoog News