U bood dhigaalka

Rooble Oo Kulan La Qaatay Madaxweynayaashi Hore Ee Dalka

Sheeko:Amniga

Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa kulan kula qaatay madaxweynayaashi hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud iyo Sheikh Shariif Sheikh Axmed.

Rooble iyo madaxweynayaasha ayaa kawada hadlay xaaladda guud ee dalka si gaar ah arrimaha doorashooyinka dalka.

Kulanka ayaa sidoo kale madaxda ay kaga wada hadleen sidii dalka ay jawi nabdoon kaga qabsoomi laheyd doorashada.

Goobjoog News