U bood dhigaalka

Rooble Oo Lagu Soo Dhaweeyay Baraawe

Sheeko:Amniga

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baraawe xarunta dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Roble iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe ku soo dhaweeyay madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Mas’uuliyiin ka tirsan maamulkiisa.

Ra’iisul wasaaraha ayaa saacadaha uu ku sugan yahay Baraawe waxa uu kulama la qaadan doona mas’uuliyiinta ugu sareyso maamulka Koonfur galbeed.

Goobjoog News