U bood dhigaalka

Rooble Oo U Safray Masar

Sheeko:Amniga

Ra’iisul wasaaraha dalka iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw u amba baxay magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar.

Rooble ayaa casuumaad ka helay madaxweynaha dalka Masar, xilli halkaas uu kula kulmi doono madaxweynaha Masar.

“Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi oo hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Masar , kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Dowladda Masar”, ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Xafiiska ra’iisul wasaaraha.

Goobjoog News