U bood dhigaalka

Rooble OO War Ka Soo Saaray Xiisadda Dagaal Ee Galmudug

Sheeko:Amniga

Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble, ayaa war-saxaaafadeed ka soo saaray xaaladda dagaal ee ka taagan deeganada Galmudug.

Rooble ayaa ugu horeyn ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday dagaalada ka socda deegaanada Galmdug.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale ugu baaqay in xal nabadeed laga gaaro dagaalka ka socda Galmudug.

Hoos ka akhriso