U bood dhigaalka

Rugta Ganacsiga Hirshabeelle oo ka hor timid kala dirista Rugta Ganacsiga Soomaaliya

Sheeko:Ganacsiga

Warsaxaafadeed ay soo saareen Rugta Ganacsiga Hirshabeele ayaa looga soo horjeestay kala diristii Wasaarada Ganacsiga dowladda ay ku sameysay Rugta Ganacsiga Soomaaliya.

 

Qoraal kasoo baxay ayaa lagu yiri waxaan taageersanahay Rugta ganacsiga waana mid ka madax banaan wasaarada ganacsiga Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka Rugta Ganacsiga Hirshabeelle