Rwanda Oo Mamnuucday Aadaanka Masaajidda

Madaxda dalka Rwanda ayaa ka mamnuucay qaar ka mid ah Maajidda ku yaallo  caasimadda Kigali, in ay adeegsadaan ama ay ku adimaan Mikrofoon.

Arrintan ayaa timid todobaadyo ka dib markii madaxda ay xireen boqolaal Kaniisad oo ku yaalay caasimadda Kigali.

Wareegtadan cusub oo ay madaxdu soo saareen ayaa lagu dhaqan galin doonaan masaajidda ku yaallo gobolka Niyaaro oo ah meesha ugu badan oo ay maajiddu ku yaalaan.

Tallaabooyinkan lagu xayirayo aadaanka ayaa imaanaya wax yar kor inta uusan soo bixin sharci cusub oo qeexaya qaabka loo maamulayo hay’adaha diiniga ah.

Goobjoog Nesw

Related Articles

One Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW