• Nagu saabsan
  • Nala Soo Xariir
Wednesday, April 14, 2021
English
Goobjoog News
  • Home
  • Wararka
    • All
    • Banaadir
    • Galmudug
    • Hirshabeelle
    • Jubaland
    • K/Galbeed
    • Puntland
    • Somaliland
    Beesha Caalamka oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo

    Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!!

    James Duddrige: Waxaan dib u Qiimeyn Ku Sameyn Doonaa Xiriirkeenna Soomaaliya

    Mareykanka : Wuxuu Kasoo Horjeedaa Mudda Kordhinta Farmaajo

    Mareykanka Oo Ku Hanjabay Dib U Eegista Xiriirka , Cunaqabateyn iyo Hakinta Safarada

    Farmaajo Oo Saxiixay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey

    Midowga Yurub Oo Ka Digay Cunaqbateyn Uu Saaro Soomaaliya Farmaajo Dartii

  • Warbixinno

    Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo

    Abuukaate Cabdiwaaxid: Farmaajo Xoog Ayuu Ku Fadhiyaa Madaxtooyada, 30 Sano Ayuu Doonayaa

    Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga

    Senator Bob Menendez: Muddo Kordhinta Waxay Khatar Ku Tahay Xasiloonida

    DR.Maxamed Bilaal “Mushaar La’aanta Ciidanka Koonfur Galbeed Ayaa Sababay Wxyaabaha Qaldan Ee Ka Dhacaya Gobolada Baay & Bakool “

    Akhriso: Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

    Kadib Guusha Mursal, Akhriso Qorshaha Hortabinta Golaha Shacabka Iyo Shaqada Laga Sugayo

    Golaha Mursal oo Ka Doodaya Mooshin Doorasho Xilli Mucaaradka Ka Digayo

    Ciidanka Xoogga Oo Maanta Xusaya Sanad guuradii 61 Ee Ka Soo Waregatay Aas Aaskooda.

    Somalia: Mareykanka oo Dhaleeceeyey Heerka Dimoqoraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka

    Maxaa Keenay Kala Shakiga Farmaajo iyo Deeq-bixiyeyaasha?

    Trending Tags

    • Ammaanka

    • Caafimaadka
      Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud

      WHO : Soomaaliya Waxa Ay Ku Guuleysatay Xakameeynta Cudurka Dabaysha

      UK oo Ka Walaacsan Faafitaanka Nuuca Cusub Ee Koroona

      Dalal Xayiraad Safarka ah Kusoo Rogay UK iyo Sababta

      Dab Khasaare Dhaliyey oo Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Muqdisho

    • Ganacsiga
      Ganacsatada Qaadka oo Cabasho Ka Ah Dad Garab Ka Heysta Dowladda

      Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya

      Faroole oo Ka Digay in Fasiraad Xumo ay Ka Timaaddo Go’aannadii Shilinka Soomaaliga

      Duqa Magalada Garowe oo Bixiyey Amarro Lagu Socodsiinayo Shilinka Soomaaliga

      Madaxweyne Deni Oo Amarro Ka Soo Saaray Deegaameynta Dhulka

      Madaxweyne Deni oo Ku Baaqay Dhaqangelinta Talooyinkii Laga Soo Saaray Shilinka Soomaaliga

    • Muuqaallo
      Puntland: Gabdho Bilaabay Ciyaarista Kubadda Koleyga Oo Ay Tababarayaan Macalimiin Gabdho Ah

      Diini Maxamed Diini “56 % Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waa Kuwa Aan Haysan Shahaadada Dugsiga Sare”

      Golaha Badbaado Qaran Oo War ka Soo Saaray Xaaladda Cakiran ee dalka

      Sare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u Kaabaa Dhaqaalaha Dalka?

      Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Hannaanka Doorashooyinka Iyo Amniga Dalka

    • Qormooyin
      MAXAA DHACAYA HADDII AY KENYA KA QAYBGELI WEYSO DACWADA XADAYNTA BADDA EE U DHAXAYSA SOOMAALIYA IYO KENYA?

      Diidmada Kenya ee hortagidda ICJ, Xeerka Maxkamadda dhacdooyinka horey u dhacay iyo go’aanka la filan karo.

      Maalmihii Jaalle Siyaad (October 21, 1969-January 26, 1991)

      30 Sano Guurada Ceyrintii Keligii taliye Siyaad Barre, Xusuus iyo Ka Fogaanshiyaha Keligii taliye Kale!

      AMERICA: Waa Maxay Qorsha Cusub Ee Siyaasadda Dibadda Maamulka Biden

      Daahir Carab: Warbixinta HIPS Waxaa Ku Jira Khaladaad Taariikheed, Cilmi iyo kuwa khilaafsan Xaqiiqooyinka

    • Ciyaaraha
      WARBIXIN: Liverpool vs AC Milan… (Fiinaalka Champions League ee ay ka farcameen Tababarayaasha haatan, Siyaasi & Farshaxaniiste)

      Paul Pogba oo ugu dambeyntii dib u helay Baabuurkiisa qaaliga ah ee ka maqnaa 270 maalmood

      Goolhaye Joe Hart oo qiimo jaban ku iibinaya Gurigii quruxda badnaa ee ugu yaalay Magaalada Manchester… + SAWIRRO

      “Pep Guardiola dabada ayuu naga laadi jiray tababar walba” – Thomas Muller

      Kooxda Barcelona oo haddii uu ka tagayo Lionel Messi bedelkiisa ka dhex aragta dalka Jarmalka

    No Result
    View All Result

      RW Cabdiweli: Soomaaliyeey Ha sugina inta ay dhacayso dhimasho la mid ah tii dhacday 2011

      August 10, 2014
      in Wararka Dalka
      Reading Time: 2 mins read
      Share on FacebookShare on Twitter
      RW Cabdi weli
      Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh

      Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa farriin ku aadan abaaraha iyo biyo la’aanta ku dhufatay qeybo kamid ah gobollada dalka u diray bulshada Soomaaliyeed ee wax haysata gaar ahaan qurbe-joogta iyo ganacsatada.

      Mudane Cabdiweli Sh. Axmed ayaa ku booriyay dadka Soomaaliyeed ee wax haysta iyo kuwa qurbaha jira in ay la yimaadaan karti iyo door ku aadan sidii ay kaalin mug leh uga qaadan lahaayeen xal u helidda macluusha iyo abaaraha ka jira qeybo kamid ah gobollada dalka.

      Ra’iisul Wasaaraha oo arrimahaasi ka hadlayay ayaa yiri.
      “Waxaa murugo leh, in dalkeenna iyo dadkeenna, markii la joogo dhowr sano ay abaar iyo biyo la’aani ku habsato. Waa murugo sannad walba, in warbaahinta dunida laga daawado hooyooyin iyo carruur Soomaaliyeed oo gaajo la il daran ama u dhimanaya, Walaalleyaal, hadaan la sugno bulshadeena gar gaar shisheeye waxaa dhici karta in dhibku intaan ka sii darnaado, waxaa lagama maarmaan ah inaan fahamno, garawsanno una istaagno, inaan isku tashanno oo aan ka maaranno gar-gaar shisheeye”.

      Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo sii hadlayay ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed in ay meel uga soo wada jeestaan sidii ay gurmad deg-deg ah ugu fidin lahaayeen dadkooda dhiban isla markaana aysan ku halayn gurmad ka yimaada caalamka.

      “Ma waxaan awoodi waynay inaan isku aragti ka noqonno isku meelna uga soo wada jeesanno sidaan ummaddeenna jahliga, baahida, biyo la’aanta, baryada iyo gacan hoorsiga caalamka uga maarmi lahayn, taas oo dhaawacaysa sharafteena iyo qarannimadeena, Waxaan si gaar ah ula hadlayaa maanta qurbe-joogta Soomaaliyeed iyo Ganacsatada iyo inta wax haysata inaad xil gaar ah iska saartaan walaalihiinna Soomaaliyeed oo dhibaatadu ku habsatay, nolol xumada iyo murugadana la il daran”

      “Ha sugina inta ay dhacayso dhimasho la mid ah tii dhacday 2011. Taas oo markii aad ka aragteen geerrida dhacaysa shaashadaha caalamka aad u soo gurmateen, ha sugin hana ku fakarin in gacan shisheeye ay keento gurmad deg deg ah, Adduun iyo aakhiraba waxaad sharaf ku leedihiin inaad walaalihiin usoo gurmataan inaad dhallaanka, hooyooyinka iyo odayaasha Soomaaliyeed maanta iyo maalin dambeba ka badbaadisaan dhibaatooyinka is kaashaday.
      Ugu danbeyn, Ra’iisul Wasaare Cabdiweli ayaa yiri “Waxaan isi xushmad iyo sharafba xambaarsan idiinka codsanaya inaad walaalihiin si hufnaan iyo geesinimo leh ugu soo gurmataan maanta”

      http://goobjoog.com/wp-content/uploads/2014/08/Raiisul-Wasaare-Cabdiweli-oo-qurba-joogta-iyo-ganacsatada-Soomaaliyeed-baaq-u-diray.mp3

      ShareTweetPin
      Previous Post

      Minnesota: Xasan Shiikh oo la kulmay Soomaalida Minneapolis ee dalka Maraykanka

      Next Post

      Maxkamadda Ciidamada qalabka Sida oo xukunno kala duwan ku ridday eedeysanayaal

      WARAR DHEERAAD AH

      Beesha Caalamka oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo
      amaanka

      April 14, 2021
      amaanka

      Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!!

      April 14, 2021
      James Duddrige: Waxaan dib u Qiimeyn Ku Sameyn Doonaa Xiriirkeenna Soomaaliya
      amaanka

      James Duddrige: Waxaan dib u Qiimeyn Ku Sameyn Doonaa Xiriirkeenna Soomaaliya

      April 14, 2021
      Mareykanka : Wuxuu Kasoo Horjeedaa Mudda Kordhinta Farmaajo
      amaanka

      Mareykanka Oo Ku Hanjabay Dib U Eegista Xiriirka , Cunaqabateyn iyo Hakinta Safarada

      April 14, 2021
      Farmaajo Oo Saxiixay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey
      Madaxweynaha 9-aad

      Farmaajo Oo Saxiixay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey

      April 14, 2021
      Midowga Yurub Oo Ka Digay Cunaqbateyn Uu Saaro Soomaaliya Farmaajo Dartii
      amaanka

      Midowga Yurub Oo Ka Digay Cunaqbateyn Uu Saaro Soomaaliya Farmaajo Dartii

      April 14, 2021
      Load More
      Next Post

      Maxkamadda Ciidamada qalabka Sida oo xukunno kala duwan ku ridday eedeysanayaal

      Muqdisho: Digniino loo diray qaar ka tirsan wadayaasha baabuurta

      ADVERTISEMENT

      Warbixin & Faallo

      amaanka

      Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!!

      April 14, 2021

      Mareykanka iyo Yurub ayaa si adag ugu hor...

      Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo

      Abuukaate Cabdiwaaxid: Farmaajo Xoog Ayuu Ku Fadhiyaa Madaxtooyada, 30 Sano Ayuu Doonayaa

      April 13, 2021
      Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga

      Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga

      April 13, 2021
      Senator Bob Menendez: Muddo Kordhinta Waxay Khatar Ku Tahay Xasiloonida

      Senator Bob Menendez: Muddo Kordhinta Waxay Khatar Ku Tahay Xasiloonida

      April 13, 2021

      Qormo & Aragti

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.
      abaaraha

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.

      January 9, 2021

      Dab ka kacay isbitaalka galbeedka Hindiya ayaa dilay...

      Warbixin:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban

      July 2, 2020
      Warbixin:-Machadka Heritage Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Iyo Muddo Kordhinta

      Senator Hussein Sheikh ” Baarlamaanka Soomaaliya wax la taaban karo kama  qaban tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda muwaadiniinta”

      May 4, 2020

      Kaydka Goobjoog

      • Trending
      • Comments
      • Latest
      Biden oo Cunaqabeynta Soomaaliya ka yiri: Waxay Khatar Ku Tahay Mareykanka

      April 2, 2021
      Dagaal Sababay Dhimashada Abaanduule Ciidan Oo Ka Socda Galmudug

      April 3, 2021
      Warbixin: Maamul Goboleedyada oo Farmaajo Kala Wareegay Hoggaanka Doorashada

      March 29, 2021
      5 Qodob Oo Sabab U Noqday In Uu Bur-buro Shirka Afisyooni

      April 7, 2021

      Wabiga Shabeelle oo ku fatahay xaafado ka tirsan Jowhar

      Maamulka degmada Balcad oo sheegay in aanu jirin Isbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka (Dhageyso)

      Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM

      Garbahaarey: AMISOM Oo Lagu Banaanbaxay

      Dibadbax Ka Dhan Ah Amni Darada Oo Ka Dhacay Garbahaarey

      Beesha Caalamka oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo

      Beesha Caalamka oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo

      April 14, 2021

      Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!!

      April 14, 2021
      James Duddrige: Waxaan dib u Qiimeyn Ku Sameyn Doonaa Xiriirkeenna Soomaaliya

      James Duddrige: Waxaan dib u Qiimeyn Ku Sameyn Doonaa Xiriirkeenna Soomaaliya

      April 14, 2021
      Mareykanka : Wuxuu Kasoo Horjeedaa Mudda Kordhinta Farmaajo

      Mareykanka Oo Ku Hanjabay Dib U Eegista Xiriirka , Cunaqabateyn iyo Hakinta Safarada

      April 14, 2021
      Goobjoog News

      Goobjoog waa warbaahin madax bannaan, siyaasaddeeda saxaafaddeedna ay hagto baahida dad weynaha ee ku wajahan warbaahinta iyo anshaxa saxaafadda.

      Follow Us

      • Facebook
      • Twitter
      • YouTube
      April 2021
      M T W T F S S
       1234
      567891011
      12131415161718
      19202122232425
      2627282930  
      « Mar    

      Subscribe to Goobjoog via Email

      Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

      Join 448,166 other subscribers

      • Nagu saabsan
      • Nala Soo Xariir

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      No Result
      View All Result
      • Home
      • Wararka
      • Warbixinno
      • Ammaanka
      • Caafimaadka
      • Ganacsiga
      • Muuqaallo
      • Qormooyin
      • Ciyaaraha

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      ✕
      Goobjoog

      FREE
      VIEW