U bood dhigaalka

Sabir Toni oo Ka Baaris Batay Xitaa Shirkadda Google

Nin Masaari ah, kana mid ah milkiilayaasha shirkad ka ganacsata Qaboojiyaasha ayaa caan ka noqday Google iyo guud ahaan Internet-ka.

Ninka oo 50 jir ah, waxaa uu Magaciisa noqday Magaca loogu aragti badan yahay Google, xitaa waxaa uu ka horeeyaa Shirkadda Google.

Ninkan waxaa uu Google+, waxaana si qaldan magaciisa u soo qabsaday Google, shirkadiisa ayaa loo xayeysiiyay, ilaa 6 Malyan ayaa aragtay shirkadda Sabir Toni.

Qaladka dhacay ilaa iyo hadda shirkadda Google ma sheegin sababta lakin ninkan waxaa soo booqay dhamaan Talefishinada Caalamka, Ninkan waxaa uu sheegay in Teleefoonkiis