Saciid Qorsheel “Dib U Dhiska Garoonka Stadium Muqdisho Waa Rajo U Wanaagsan Soomaaliya ”

Wasiirii hore Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel),sidoo kale horay ugu soo dheelay Xulka Qaranka ayaa sheegay dib u dhiska lagu sameeyay garoonka Stadium Muqdisho ay rajo wanaagsan u tahay ciyaartooyda kala duwan ee dalka.

Halkan Ka Daawo Saciid Qorsheel Oo Ka Hadlay Garoonka Stadium Muqdisho

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW