Ciyaaryahankii Hore Xulka Qaranka Soomaaliya Iyo Kooxda Jeenyo,sidoo kalane soo noqday Wasiirka Duulista Hawada ayaa Goobjoog u sheegay in ay qasab tahay in Xiriirada FIFA iyo CAF ay Xulka Qaranka Kubbadda Cagta u Ogalaadaan in ay ku ciyaaraan Magaalada Muqdisho,isagoo intaas ku daray in Dowladda ay si wanaagsan u diyaarisay garoonka Stadium Muqdisho.
Sidoo Kale Aqriso Waraysi Uu Qorsheel Siiyay Goobjoog Sports
Saciid Qorsheel “Ma Jirto Sabab Uu Xulkeena Ugu Ciyaaro Nairobi Iyo Addis Ababa”