Saciid Qorsheel “Ma Jirto Sabab Uu Xulkeena Ugu Ciyaaro Nairobi Iyo Addis Ababa”

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Duulista Hawada sidoo kale u soo ciyaaray Xulka Qaranka Soomaaliya Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel) ayaa bogaadiyay da’daalada horomarineyd uu wado Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse,isagoo sheegay in ay garab taaganyihiin. “Wasaarada Isboortiga waa mid ka mid ah Wasaaradaha ugu waaweyn ee dalka,waxaan rabnaa in ay noqoto Wasaaradaha … Continue reading Saciid Qorsheel “Ma Jirto Sabab Uu Xulkeena Ugu Ciyaaro Nairobi Iyo Addis Ababa”