U bood dhigaalka

Saddex Qof Lagu Dilay oo Waaberi, Muqdisho

Sheeko:Amniga

Wararka ka imaanaya degmada Waaberi ee Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow halkaasi lagu dilay  saddex qof.

Qof Goobjooge ah oo la hadlay Gobjoog News ayaa sheegay in koox bustooladley ah ay rasaas hubiyeen 4 qof taasi oo keentay iney saddex halkaasi ku ruux baxaan halka mid uu dhaawac soo gaaray.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in la qabtay mid ka mid ah dadkii dilka geystay iyada oo dhabiib lala aaday qofkii dhaawaca ahaa.

Goobjoog News