U bood dhigaalka

Safaaradda Soomaaliya ee Maraykanka oo dib loo furayo

Sheeko:Dalka

Safaaradda Soomaliya ee dalka markanka oo ayaa dib loofurayaa manta gelinka dambe ka dib 25 sano oo dagaalo sokeeye ay ka jireen Soomaliya..

Ku dhowaad labo boqol oo kun oo Soomaali ah oo ku nool Mareykanka ayaa ay muhiim u tahay in ay maqlaan warkaan ku saabsan dib ufuritaanka safaaradda soomaaliya ee washintion.

Xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa soo wanaagsanaanayey tan iyo august 2012 markii ay meesha ka bexeen dowladihii ku meelgaarka ku dhisnaa, islamarkaana la doortey hogaamiye cusub.

Bishii February ee sandkan aya ahayd markii madaxweynaha Maraykanka Obama uu u so magacaabey Somalia Safiir, labo bilood kadibna waxaa soomaaliya soo booqdey xoghayaha arimaha dibadda Maraykanka John Kery oo la kulmey madaxda dalka oo uu ugu sareeyo madaxweyne Xasan Sheikh.