U bood dhigaalka

Safiirkii Hore Ee Soomaaliya U Fadhisay Dalalka Austria, Belgium, iyo Yugoslavia Oo Geeriyootay

Sheeko:Amniga

Allaah u naxariisto waxaa goordhaw dalka Canada ku geeriyooday safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhisay dalalka Austria, Belgium, iyo Yugoslavia, Faadumo Maxamed Eenoow.

Faaduma Eenoow ayaa Soomaaliya safiir uga aheyd dalalkaas intii u dhaxeysay sanadihii 1985- iilla iyo 1991, Faaduma Eenoow ayaa sidoo kale aheyd gabadhii ugu horeysay ee Soomaaliya oo gabar ah.

Allaah u naxariiste Safiir Faaduma waxa ay sidoo kale mudda dheer ka mid ahyed

Goobjoog News