U bood dhigaalka

Sambaloolshe “Madaxweyne Farmaajo Aadbaa U Garanayaa Ma Ah Nin Ka Fuqa Meeshii Uu Ku Dhego”

Sheeko:Amniga
Goobjoog ayaa waraysi gaar ah la yeelatay  Taliyihii Hore ee Hay’adda Nabad Sugida Cabdullaahi Sambaloolshe,isagoo sheegay in Madaxweyne Farmaahi meeshii uu ku dhago uusan ka fuqin.
Halkan Ka Daawo Waraysi Dhinacyo Badan Uu Sambaloolshe Siiyay Goobjoog

 

Goobjoog News