U bood dhigaalka

Samiiro Maxamuud Oo Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqdo Aqalka Sare

Sheeko:Amniga
Samiiro Maxamuud Xaaji Cawad  ayaa ku guuleystay kursiga Tobanaad ee doorashada Aqalka sare ee Puntland.

Senatorka 10 aad ee Puntland kasoo baxay samiiro maxamuud xaaji cawad iyada oo murashax naciima axmad bakar ay isaga hartay tartanka cod gacan taag ah oo barlamaanka puntland ay u qaadeen ka heshay wadar ogol 65 Cod .

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in musharax gaagaab uu ku guuleystay kursiga Tobanaad ee aqalka sare.

Goobjoog News