U bood dhigaalka

Sawiro: Soomaaliya Oo Heshay Talaalka Astrazaneca

Sheeko:Amniga

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta heshay  Astrazaneca oo ay soo saartay jaamacadda Oxford ee dalka Mareykanka.

Hay’adda Qaramada Midobay u qaabilsan caafimaadka Adduunka WHO ayaa soo gaarsisay talaalkan maanta magaalada Muqdisho.

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa ka gudoontay Qaramada midoobay talaalkan .

Fowziya Abiikar Nur wasiirka caafimaadka ayaa garoonka diyaaradaha magaalaa Muqdisho kaga gudoontay Ergayga qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan .

Sawiro Talaalka Oo Muqdisho Soo Gaaray