Sawirro: Dibadbaxyo Looga Soo Horjeedo Kenya oo Ka Socda 7-bada Degmo ee Gedo

Waxaa dibadbaxyo ka socdaan degmooyin ka mid ah gobolka Gedo, arrintan oo looga soo horjeedo dilal ay dorraad geysteen ciidamada ladagaalanka argigixisada ee Kenya.

Wariyeyaal ku sugan Gedo oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegaya in dibadbaxyo ka biolwdeen Baardheera halka lagu wado in ay kulmiyaan dhammaan 7bada degmo ee Gedo.

Lama oga in xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah ay arrinkan ka hadli doonaan iyo in kale.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW