Sawirro: Faah Faahin Laga Helayo Qarax Xalay Ka Dhacay Muqdisho

Qarax Miino ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan dhabarka dambe guri ay deganaayeen dad rayid ah oo ku yaalla xaafadda warshadda taraqa iyo sigaarka ee wadada Warshadaha, magaalada Muqdisho.

Ma jirto wax khasaare nafeed ah oo uu geystay qaraxan, hase ahaatee waxa uu dumiyey oo kaliya qeyb ka mid ah gurigii uu ka ag dhacay.

Ciidamada ammaanka oo halkaasi gaaray ayaa wada baaritaanno qaraxan, waxaana la sheegayaa in la xiray dad halkaasi ka dhow.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW