U bood dhigaalka

Sawirro: Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Marka

Sheeko:Amniga

Khasaare maaliyeed ayaa la sheegayaa inuu ka dhashay qarax xoogan oo goordhow ka dhacay degmada Marka ee golka Shabeellada hoose, kaas oo la sheegay inuu ahaa miinada dhulka lagu aaso, waxaana uu si gaar ah uga dhacay xaafadda Wadajir ee degmada Marka.

Qarax ayaa waxaa lagu aasay afaaafka hore ee Gaarshka Cawaale oo ku yaalla dhabarka dambe ee saldhigga ciidamada Booliiska degmada, waxaana uu geystay burbur soo gaaray garaashka, ciidamada oo goobta gaaray ayaa wadda baritaanno ku aadan qarax ka dhacay magaalada.

Goobjoog kalasoco wixii soo kordho