U bood dhigaalka

Sawirro: Madasha iskaashiga caalamka ee Soomaaliya oo Muqdisho Ka Furantay

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhow ka furmay Muqdisho shirka madasha iskaashiga caalamka ee Soomaaliya(Somalia Partnership Forum), iyada oo madaxda qaar uga qeyb galayaan ZOOM.

Shirka ayaa looga hadlayaa nabadda, doorashada, dastuurka, amniga, arrimaha bulshada, Covid 19 iyo isbadalka cimilada.