U bood dhigaalka

Sawirro Muujinaya Sida Puntland Ula Wareegtay Degmada Qandala

Sheeko:Dalka

Sida uu Goobjoog News u xaqiijiyay guddoomiyaha degmada Qandala, Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland ayaa goobtaas kala wareegaan dagaal-yahannada Daacish oo muddo ku sugnaa.

Jaamac Maxamed Kuurshe oo madax ka ah degmadaas dhacdo gobolka bari waxaa uu sheegayaa in ciidamada Puntland ay Qandala ka soo galeen dhinaca badda iyagoo saacado yar gudahood kula wareegay magaalada.

Waxaa xusid mudan in magaalada ay dadka iskaga qaxeen kadib markii ay la wareegeen ciidamada Daacish

6 5 4 3 2 1

Goobjoog News