Sawirro: Qeybo Ka Mid Ah Suuqa Bakaaro Oo Gubanaya

Wararka aan ka heleyno suuqa Bakaaro, ee degmada Howl-wadaag ee caasimadda Muqdisho ayaa sheegaya in ay gubteen qeybo ka mid ah suuqa kuwa ugu muhiimsan.

Qeybaha dharka, bagaashka iyo qalab kale ayaa waxaa ka kacay dab, waxaana laga arkayaa guud ahaan magaalada Muqdisho.

Lama oga sababta uu dabka ka dhashay, laakin wararkeenna dambe la socda

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW