U bood dhigaalka

SAWIRRO: Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helay Qarax Maanta Ka Dhacay Muqdisho

Sheeko:Dalka

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari loo adeegsaday oo maanta ka dhacay xaafadda Kaawo godey, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qaraxan, iyadoo wararkii ugu dambeeyey ay sheegayaan in dhimashada ay ka badan tahay 20 qof, iyadoo dhaawacana 60 gaarayo.

Axmed Cabdulle Afrax, guddoomiyaha degmada Wadajir oo saxaafadda kula hadlay halka qaraxan uu ka dhacay ayaa sheegay in dhimashada shacabka ay gaareyso 20, islamarkaana dadka waxyeellada soo gaartay ay ku jiraan 12 qof oo isku qoys ah.

Gaariga qaraxay ayaa la dhigay meel suuq ah oo shacabka ku badan yihiin, waxaana sidoo kale jira khasaare hantiyeed oo qaraxaasi ka dhashay.

Hoos ka arag sawirada

KODAK Digital Still Camera

KODAK Digital Still Camera

KODAK Digital Still Camera

KODAK Digital Still Camera

KODAK Digital Still Camera

KODAK Digital Still Camera

KODAK Digital Still Camera

KODAK Digital Still Camera

KODAK Digital Still Camera

KODAK Digital Still Camera

KODAK Digital Still Camera

KODAK Digital Still Camera

KODAK Digital Still Camera

KODAK Digital Still Camera

KODAK Digital Still Camera

KODAK Digital Still Camera

KODAK Digital Still Camera

Goobjoog News