Sawirro: Xaafuun oo Haawaneysa, Guryo iyo Dad Ku Waxyeeloobey

Xaafuun iyo deegaannada ku dhow ayaa waxaa helay dhibaatada ugu weyn ee duufaanno socday 48-dii saac ee la soo dhaafay kuwaas oo ku dhuftay qeybo ka mid ah Puntland,  iyada oo ay halkaasi ku dhinteen 8 ruux oo kalluumaysato ah oo u dhahay dalka Yemen.

Inta badan goobta ayaa waxaa ka dhacay barakac iyada oo ay dumeen guryihii iyo goobihii kale ee dadka lahaayeen.

Related Articles

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW