U bood dhigaalka

Senator Afcadey Oo Kusoo Baxay Doorashada Aqalka Sare Ee Hirshabeelle.

Sheeko:Amniga

Senetor Axmed Maxamed Afcadeey ayaa ku kusoo baxay Kursiga Senatarnimo ee Aqalka Sare ee hirshabelle, isagoo wareegga ugu dambeeya ka adkaaday Ex senetor Maxamed Amiin oo kursigan ohar ugu matalayay Hirshabeelle.

Senatar col.Axmed Maxamad Afcadeey oo lagu tiriyo Xisbiga Himilo Qaran ayaa wareeg saddaxaad helay 52 cod halka halka maxamed Amiin uu helay 44 cod.

Doorashada aqalka saree ee Hirshabeelle ayaa si hambsami leh uga socota magaalada jawhar ee Caasimadda Maamulkaasi.

GOOBJOOG News