U bood dhigaalka

Senator Cabdixakiim Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu doortay kursigii Shanaad ee Senatorada Aqalka sare galmudug ku matali doonta.

Senator Cabdi Xakiin Macalin Axmed  kadib markii uu helay uu u tanaasulay musharixii la tartamayay oo lagu magacaabo Ismahaan Cabdi Xuseen

Gudoomiyaha Golaha wakiilada dowlad gobaleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada isagoo sheegay in Musharax Cabdi Xakiin Macalin Axmed   uu ku guuleystay kursiga Afaraad ee doorashada Aqalka sare ee Galmudug.

Goobjoog News