U bood dhigaalka

Senator Dhageey Oo Is-casilay

Sheeko:Amniga

Senator Yuusuf Gelle Dhageey oo ka mid ah senatorada Aqalka sare ee dowlad gobaleedka Galmudug laga soo dortay ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka senator nimo oo uu dhawaan ku soo guuleystay.