U bood dhigaalka

Senator Duniyo Maxamed Oo Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqoto Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu doortay kursigii Lixaad ee Senatorada Aqalka sare galmudug ku matali doonta.

Senator Marwo Duniyo Maxamed Cali kadib markii uu helay uu u tanaasulay musharixii la tartamayay oo lagu magacaabo Qadro Cabdullahi isxaaq

Gudoomiyaha Golaha wakiilada dowlad gobaleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada isagoo sheegay in Musharax Marwo Duniyo Maxamed Cali   uu ku guuleystay kursiga Afaraad ee doorashada Aqalka sare ee Galmudug.

Goobjoog News