U bood dhigaalka

Senator Fartaag “Madaxweynaha Iyo kooxdiisa Iyaga Ayaa Isku Soo koobay Talada Dalka ”

Sheeko:Amniga

Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ka tirsan golaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo kooxdiisa ay isku soo koobeen talada dalka.

Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Senetor Fartaag Ka Jeediyay Magaalada Mqudisho