U bood dhigaalka

Senator Jawaahir Oo Ku Geeriyootay Muqdisho

Sheeko:Amniga

Sanatar Jawaahir Axmed Cilmi oo ka mid ahayd Baarlamaankii 10-aad ee dalka ayaa goordhow ku geeriyootay magaalada Muqdisho.

 

Sentarada oo mudooyinkii Dambe ku xanuunsanayd Caasimadda Muqdisho ayaa ugu dambeyn ilahey oofsaday isbitaal ay jiiftay.

 

Senator jawaahir ayaa lagu xasuustii doorkii ay ka qaadatay dib udhiska maamulka Galamudug iyo dadaaladii nabadeed ee lagu joojinyay colaado kaoscday Galmudug, ka hor inta uusan utartanka kursigeeda ka reebin Madaxweyne QoorQoor.

GOOBJOOG NEWS.